DAAWO: Khudbadii Madaxweyne Xasan Shiikh ka jeediyey fadhiga Q/Midoobey.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyey Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey isagoo ka hadlay dhinacyo badan oo khuseeya xaaladihii ugu dambeeyey ee Somalia, sida amniga, dhaqaalaha iyo qodobo kale. “Taageerada isasoo taraysa ee shacabka awgeed, waxa aannu ku kalsoonnahay in dowladdu ay Soomaaliya ka ciribtiri doonto argagaxisnimada, … Continue reading DAAWO: Khudbadii Madaxweyne Xasan Shiikh ka jeediyey fadhiga Q/Midoobey.